frequently asked questions

su’aalaha badanaa la isweydiiyo

Maya waanu xernay Somali Studio oo ku yaalay South africa mayfair 2017 madaama amaanka mayfair una fiicneyn. sidaa darteed waanu xernay
Waan joojinay kuma sii karno waxaan ixtiraameynaa fanaanka amaankiisa
Somali Studio waxaa lasoo asaasay 1986 waxaanu lahey studio kuyaala wadada via roma muqdisho. Magaceena 1aad waxuu aha waaberi Studio
Haa heesaha oodhan waad degsan kartaa shaqsi ahaan hadaad u isticmaaleysid. Waa mamnuuc in aad dib u iwiisid ama ku saabsan ganacsi
Haa waxaad nagala xariiri kartaan. Email: support@somalistudio.com